Ciidanka Xoogga Dalka Oo Horjooge iyo Maleeshiyaad Katirsan Al-shabaab Kudilay Gobolka Shabeelaha hoose,
Howlgalkaani oo ahaa mid qorsheeysan ayay ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed kasameeyeen degaanada kala ah Wala galeen ,Galka saalimow, Dahaad ,Ceel maracade Garas Gawaan oo katirsan gobolka shabeelaha hoose.
Howlgalka ayay ciidanka xoogga dalka kudileen 11 maleeshiyaad katirsan argagixisada al-shabaab oo uu kujiro horjoogihii watay sidookale waxeey halkaasi kudhaawaceen 6-kale sida uu Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi.
Taliyaha ayaa intaasi kudaray in ciidanka ay bur-buriyeen goobo al-shabaab kudhuumanayeen oo ay kamid goob ay dadka shacabka kaga qaadijireen lacaga baada ah.