Ciidanka Booliiska magaalada Dhuusamareeb oo fashiliyay qarax la damacsanaa in lagu dhibaateeyo Shacabka Magaalada.

0
Saturday December 05, 2020 - 20:23:48 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 355
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Booliiska magaalada Dhuusamareeb oo fashiliyay qarax la damacsanaa in lagu dhibaateeyo Shacabka Magaalada.

    Ciidamada Booliiska ee ka howlgala magaalada Dhusamareb ayaa ku guulaystay inay gacanta ku dhigaan waxyaabaha qarxa oo lagu qariyey meel aan sidaasi uga fogayn saldhiga Booliiska magaalada Dhuusomareeb.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliiska ee ka howlgala magaalada Dhusamareb ayaa ku guulaystay inay gacanta ku dhigaan waxyaabaha qarxa oo lagu qariyey meel aan sidaasi uga fogayn saldhiga Booliiska magaalada Dhuusomareeb.

Taliyaha booliiska Dhusamareb dhamme Nuur Cilmi Maxamed ayaa ka warbixinaya sida ay ugu gashay soo qabashada waxyaabahan waxa uuna xusay inay in ciidamadu wadaan baaritaan lagu ogaanayo dadkii ka dambeeyey falkan.

 

Dhinaca kale taliyaha ayaa bulshada ugu baaqay inay la shaqeeyaan ciidamada si looga hortago wax waliba oo amniga ka hor imaanaya sidoo kalana booliisku u sii xoojin doono amniga caasimada.

Dhowaan ayaa sidan oo kale bartamaha magaalada xili habeen ah laga qabtay dhagarqabe doonayey inuu fal argagixiso ka fuliyo goob dadka shacaka ah ku sugnaayeen waxaana gacanta ku haya baaritaanana ku samaynaya ciidamada amaanka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip