Ciidanka Danab oo gacanta ku dhigay Horjogihii guud ee Dilalka qorsheysan ee Al-shabaab

0
Friday December 04, 2020 - 18:50:06 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1580
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Danab oo gacanta ku dhigay Horjogihii guud ee Dilalka qorsheysan ee Al-shabaab

    Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa Howgal qorsheysan ay ka fuliyeen gudaha Degmada Walaweyn ee Gobolka shabellada Hoose waxa ay ku soo qabtay Madaxii guud ee Dilalka qorsheysan ee Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa Howgal qorsheysan ay ka fuliyeen gudaha Degmada Walaweyn ee Gobolka shabellada Hoose waxa ay ku soo qabtay Madaxii guud ee Dilalka qorsheysan ee Al-shabaab.

Ciidanka Sida gaarka u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa u dhacay guriga Horjogahaan Lagu Magacabo Maxamuud Maxamed Sheikh Cali.

 

Saraakiil ka tirsan Kumaandooska Danab oo la hadlay Idaacada Ciidamada Qalabka Sida  ayaa sheegay in Howlgalkaan laga fuliyay gudaha Degmada walaweyn ee gobolka shabellada Hoose lagu soo qabtay Madaxii Guud ee Dilalka Qorsheysan ee Al-shabaab.

 

Saraakiisha Danab waxa ay sheegeen in Xogta Horjogahaan laga warhaaye isla markaana degmada walaweyn uu soo gaaray Habeen ka hor

 

 

 

 

 

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip