Taliska Ciidanka Xoogga Dalka iyo Wasaaradda Gaashaandhiga Oo Kawada Hadlay Howgalada Dalka Looga Saarayo Argagixisada,

0
Wednesday November 11, 2020 - 22:26:38 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1108
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Ciidanka Xoogga Dalka iyo Wasaaradda Gaashaandhiga Oo Kawada Hadlay Howgalada Dalka Looga Saarayo Argagixisada,

    Wasiirka wasaaraadda Difaaca Xasan Xuseen Xaaji iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa xarunta wasaaradda Gaashaandhiga kuyeeshay kulan ay kaga wada hadlayeen howlgalada ciidanka xoogga dalka ay argagixisada kaga sifeeyna

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaaraadda Difaaca Xasan Xuseen Xaaji iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa xarunta wasaaradda Gaashaandhiga kuyeeshay kulan ay kaga wada hadlayeen howlgalada ciidanka xoogga dalka ay argagixisada kaga sifeeynayaan gobolada dalka.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Taliye kuxigeenka ciidanka xoogga dalka Jeneraal Cabaas Amiin Cali iyo agaasimaha guud ee wasaaradda gaashaandhigga Axmed Cabdi Kooshin ,

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka ay wadaan howlgalo dalka looga saarayo maleeshiyaad argagixisada kuwaasi oo uu sheegay in jab xoogan lagu gaarsiiyay nabad diidka islamarkaasna goobo badan looga xoreeyay.

Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga x.f.s Xasan Xuseen Xaaji ayaa tilmaamay in ciidanka xoogga dalka uu ku amaanayo sida ay habeen iyo maalin ugu taaganyihiin ineey naftooda uhuraan difaaca qaranka soomaaliyeed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip