Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo gaaray Cadaado,

0
Wednesday October 28, 2020 - 21:36:14 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 402
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo gaaray Cadaado,

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Maxamed Xasan "Xijaar" iyo wafdi saraakiil sare ah oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Maxamed Xasan "Xijaar" iyo wafdi saraakiil sare ah oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Taliyaha iyo wafdigiisa ayaa dhawaanahaan waday u kuurgelidda, qiimeynta xaaladaha amniga iyo kormeerka xarumaha boolisa Dowlad Goboleedka Galmudug.

Sareeyo Gaas Cabdi Maxamed Xasan "Xijaar” ayaa booqday goobo ay ka mid yihiin madaaxtooyada Cadaado iyo Saldhiga booliska magaalada Cadaado halkaasi oo uu dalacsiin ciidan uu ka sameeyay taliyaha.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Maxamed Xasan ayaa maalmaha uu joogo magaalada Cadaado waxa uu kormeer ku tagi donaa goobaha ciidanka magaalada Cadaado iyo deegannada hoosyimaada.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip