Ciidanka Xoogga iyo Amisom oo xoojinaya howlgalada kadhanka al-shabaab

0
Friday October 09, 2020 - 16:10:45 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 406
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga iyo Amisom oo xoojinaya howlgalada kadhanka al-shabaab

    Talisyada Howlgalka Midowga Afrika ee (AMISOM) iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) ayaa sheegay in ay ka go'an tahay kor u qaadista isku dubaridka howlgalada milatari ee wadajirka ah si looga hortago qatarta ka imaaneysa argagixisada Al

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talisyada Howlgalka Midowga Afrika ee (AMISOM) iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) ayaa sheegay in ay ka go'an tahay kor u qaadista isku dubaridka howlgalada milatari ee wadajirka ah si looga hortago qatarta ka imaaneysa argagixisada Al-Shabaab.

Wakiilka Midoowga Afrika ee Soomaaliya francisco madeira Taliyaha ciidamadda AMISOM Gen:Diomede Ndegeya, iyo Taliya Ciidanka Dhulka Xoogga Cabaas Amiin Cali, iyo saraakiil laba dhinac ah ayaa, isku raacay muhiimad ahaan in la dhiso unug isku duwa howlgalada looga horjeedo kooxaha nabad-diidka ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip