Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Howlgalo Ka Wada Deegaano Ka Tirsan Gobolka Bay

0
Thursday June 25, 2015 - 21:33:49 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1098
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Howlgalo Ka Wada Deegaano Ka Tirsan Gobolka Bay

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgalo ka sameeyeen deegaanka koof gaduud oo ka tirsan gobolka Bay iyo Degmada qanasax dheere waxaana howlgalka uu qeyb ka ahaa xaqiijinta ammaanka oo ay Dowladu Soomaaliya ku mashquulsantahay

Ciidama ayaa cagta mariyay goobo ay ku dhuumaaleysanayeen argagaxisada oo jab xoog leh ay u geysteen, waxaana ciidamada oo feejignaan dheeri ah ay ka muuqato ay sii wadaan howlgalo oo dadka deegaanka loogu qidmeynayo islamarkaana lagu sugayo amniga.

Howlgalkaan oo illaa iyo xilligaan dadka lagu soo qab qabtay la shaacin ayaa gacan waxaa ka geysanaya ciidamada dowladda Itoobiya ee ka midka ah howlgalka AMISOM.

Wixii warar ah ee ku soo kordha waan idiin la socod siin doonaa Insha’allaha




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip