Ciidanka Xoogga Dalka Oo Khaarijiyay Horjooge Katirsan Maleeshiyaadla Al-shabaab,

0
Sunday September 13, 2020 - 23:16:16 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 823
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Khaarijiyay Horjooge Katirsan Maleeshiyaadla Al-shabaab,

    Kadib howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka kumaandooska xoogga dalka danab ay kasameeyeen degmada jamaame ee gobolka jubada hoose ayay ku qaarijiyeen horjihii maleeshiyaadka al-shabaab uqaabilsanaa diyaarinta qarax iyo afar maleeshiyaad ah kuwaasi oo k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka kumaandooska xoogga dalka danab ay kasameeyeen degmada jamaame ee gobolka jubada hoose ayay ku qaarijiyeen horjihii maleeshiyaadka al-shabaab uqaabilsanaa diyaarinta qarax iyo afar maleeshiyaad ah kuwaasi oo kudhuumaaleeysanayay guri kuyaalo degmada jamaame halkaasi oo ay ciidanka kumaandooska ugu daateen xalay saqdi dhexe ee xalay.

Horjoogahani oo lagu magacaabo Aadan yuusuf Shiikh Maxamuud (Abuu Salmaan) horjoogahaani ayaa wuxuu dhibaatooyin badan ugeeystay shacabka kudhaqan gobolada jubooyinka balse ciidanka kumaandooska ayaa ku guuleeystay ineey qaarijiyaan sida ay Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegeen saraakiisha ciidanka kumaandooska xoogga dalka.

Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ayaa maalmihii ugu dambeeyay howlgalo isdaba jog kuwaasi oo ay ciribtirayaan maleeshiyaadka al-shabaab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip