Ciidamada Xoogga oo Miinooyin kasoo saarey deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose

0
Tuesday May 05, 2020 - 20:26:26 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 420
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Xoogga oo Miinooyin kasoo saarey deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose

    Hawlgal ay saakay Ciidamada Xoogga dalka ay ka sameeyeen Gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan inta u dhaxaysa Degmada Awdhiigle iyo deegaanka KM 50.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hawlgal ay saakay Ciidamada Xoogga dalka ay ka sameeyeen Gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan inta u dhaxaysa Degmada Awdhiigle iyo deegaanka KM 50.

Ciidamada xoogga dalka ayaa waxa ay ku burburiyeen Miinooyin ay kooxaha argixisada Al-Shabaab ee cadowga ku ah Ummadda Soomaaliya ay u maleegayaan iyo dhibaataynta shacabka Somaliyed.

Howl-galkaan Lagu bur buriyay Muniiyinka ayaa waxaa sameeyay Ciidamo ka tirsan ururka 66-aad ee Guutada 14 octobar ee Ciidanka Xoogga Dalka somaliyeed.

Taliyaha Ururka 66-aad ee Guutada 14-octobar ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gashaanle Axmed maslax Xuseen oo la hadlay idaacada Codka Ciidamada Qalabka Sida ayaa faah faahiyay Howl-galkaan ay sameeyeen lagu fashiliyay kooxaha Argixisada .

Ciidanka Xooga Dalka ayaa howl-gallo lagu baacsanayo Maleeshiyaadka Al-Shabaab ka waday guud ahaan dalka waxaana Gobolka shabeellah hoose howl-gallo ay ka sameeyeen ay kala wareegeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolkaasi iyagoo qasaaro xoogan gaarsiiyay kooxda Nabad-diidka ah ee Al-Shabaab.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip