Ciidanka Xoogga Dalka Oo Gobolka Shabeelaha hoose Kudilay Maleeshiyaad katirsan Argagixisada Al-shabaab.

0
Monday May 04, 2020 - 14:37:25 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 430
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Gobolka Shabeelaha hoose Kudilay Maleeshiyaad katirsan Argagixisada Al-shabaab.

    Maleeshiyad ka tirsan kooxaha nabad diidka Al-shabaab Al-qaacida oo is dayay in weerar arbushaad ah ey ku soo qaadan fariisimaha ciidamada xooga dalka ey ku leeyihiin deegaanada ceelsaliini iyo bariire oo katirsan gobolka shabeelada hoose ayaa araxda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maleeshiyad ka tirsan kooxaha nabad diidka Al-shabaab Al-qaacida oo is dayay in weerar arbushaad ah ey ku soo qaadan fariisimaha ciidamada xooga dalka ey ku leeyihiin deegaanada ceelsaliini iyo bariire oo katirsan gobolka shabeelada hoose ayaa araxda looga jabiyay.

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u xaqiijiyay in 11 ka mid ah argagixisada weerarka soo qaaday ladilay islamarkaana ay jiraan dhaawacyo soo gaaray maleeshiyadaas kuwaasi oo jab xoogan kala kulmay ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ee jooga jiida hore ee dagaalka.

Ciidanka Xogga Dalka ayaa dhabarjab xoogan u geysanayay Maleeshiyaadka kooxda arxanka daran ee Al-shabaab tan iyo markii ay dib u bilaawdeen holgalka lagu ciribtirayo meleeshiyaadka Al-shabab.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip