Afar ka mid ah dhagarqabayaasha UGUS oo sakay ciidanka Amaanka toogashu ku dillen

0
Sunday June 21, 2015 - 09:43:21 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1129
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afar ka mid ah dhagarqabayaasha UGUS oo sakay ciidanka Amaanka toogashu ku dillen

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
  
 dhagar qabayaashaan ayaaa ka koobnaa afar dhagar qabbe ,sadax ka mid ah waxa lagu dillay toogasho  mid ka mid ahna gaariga waxyaaba qarxa laga soo buuxuyey ayuu ku qarxay 
Maleyshiyaadkaan oo la sheegay in ay wateen  gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa waxaa  joojiyay ciimada amaanka oo u diyaarsanaa in ay ka hortagaan dhagarta kooxda markii la joojiay ayuu qarxay labo maleyshiyaa ayaa isku dayay in ay baxsadaan guri ku yaala degmada ayay galeen ka dibna ciidanka ayaa ka daba galay halkaa ayaana lagu dilay 
Saraakiisha ciidamada amaanka ayaa waxaa ay sheegayaan in weerarkaasi uu yahay mid fashilmay oo aysan kooxda argagixisada ah ka gaarin hadafkii ay ka lahayd xaalada ayaana hadda ah mid dagan isu socodka dadka iyo gaadiidka ayaana caadi ah xaafadaas 
Maleeyshiyaadka UGUS ayaa looga bartay in ay isku dayaan daadinta dhiiga shacabta soomaliyeed ee aan waxba galabsan balse taas har iyo habeen waxa u tagan ciidanka amaanka oo wacad ku maray in ay meel kasta kaga daba tegayaan 
,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip