Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in siyaasadda dalka laga qayb galinayo Shacabka

0
Saturday June 20, 2015 - 10:58:31 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1086
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in siyaasadda dalka laga qayb galinayo Shacabka

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in tallada siyaasadda dalka laga qeyb-galinayo shacabka si loogu guuleysto hirgelinta doorashooyinka Soomaaliya ee 2016-ka.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay qabsoomidda hanaan doorashooyin oo ka dhaca Soomaaliya ayaa ku taliyey in lagu adkeysto sidii Siyaasadda  iyo tallada dalka looga qeyb-gelin  lahaa dadka Soomaaliyeed si ay dowladdu ugu guuleysto barnaamijka ay ku dhisan tahay ee ah in dalka ay doorashooyin xor ah ka dhacaan.

"Muhiimadda koowaad een rabno 2016’ka ayaa ah in la ballaariyo ka qayb-galka dadku ay ka qayb-galayaan Talada siyaasadda dalka iyo go’aan ka gaariisteeda” Ayuu yiri Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxda dalka ugu saraysa ayaa ka Go’an in Soomaaliya sannadka 2016’ka doorashooyin ay ka dhacaan taas oo hadda saan saanteeda ay si dar-darleh u socoto.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip