Madaxweynaha oo gaaray Dalka suudaan.

0
Tuesday June 02, 2015 - 10:22:59 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1567
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha oo gaaray Dalka suudaan.

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Khartoum ee dalka Sudan, halkaasoo uu kaga qeyb galayo caleema saarka Madaxweynaha SudanCumar Xasan Al-Bashiir oo dhowaan dib loo doortay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Khartoum ee dalka Sudan, halkaasoo uu kaga qeyb galayo caleema saarka Madaxweynaha SudanCumar Xasan Al-Bashiir oo dhowaan dib loo doortay.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Khartoum International Airport ku soo dhoweeyay, wasiiro ka tirsan xukuumadda Sudan.

Caleema saarkan ayaa ah kii labaad oo uu Madaxweynuhu ka qeyb galayo muddo todobaad gudihiis, iyadoo maalmo ka hor uu magaalada Abuja uga qeyb galay caleema saarkii Madaxweynaha cusub ee Nigeria Muhammadu Buhari.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip