Baarlamaanka oo maanta ka hadlaya mooshinka ka dhanka ah Wakiilada Jubbaland

0
Monday June 01, 2015 - 10:32:30 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1798
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka oo maanta ka hadlaya mooshinka ka dhanka ah Wakiilada Jubbaland

    Mudanayaasha Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha Shacabka muddo todobaad kadib ayaa lagu wadaa in looga hadlo ajandayaal dhowr ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudanayaasha Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha Shacabka muddo todobaad kadib ayaa lagu wadaa in looga hadlo ajandayaal dhowr ah

Habdhowraha Baralmaanka Xildhibaan Maxamed Cumar oo lahadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in kulankii ugu dambeeyey ay baarlamaanka ka hadleen in cod la geliyo codsiga Ra’iisul wasaaraha, inkasta oo uusan buuxsamin kooramkii loo baahnaa, waxaana uu intaa ku daray in ajandaha uu yahay sidii cod loo gelin lahaa mooshinka laga keenay Wakiilada Maamulka Jubbaland.

"Maanta oo Isniin ah taariikhduna ay ku beegantahay 1-da bisha June, ajandayaasha waxaa ka mid ah u codeynta mooshinka Jubooyinka, akhrinta koowaad ee sharciyeynta shaqaalaha shisheeye iyo saxaafadda” ayuu yiri Xildhibaanka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip