Roob saameeyay Barakacayaasha oo Muqdisho ka da'ay

0
Saturday May 30, 2015 - 09:24:54 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1319
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roob saameeyay Barakacayaasha oo Muqdisho ka da'ay

    Roob lagu diirsaday ayaa Saaka ka da'ay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya,waxaana sidoo kale Roobku uu Saameyn ku yeeshay Dadka Barakacayaasha ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Roob lagu diirsaday ayaa Saaka ka da'ay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya,waxaana sidoo kale Roobku uu Saameyn ku yeeshay Dadka Barakacayaasha ah

.Dadka uu saameynta  aan wanaagsaneyn ku reebay oo ah Qoysaska soo barakacay ayaa sheegay in Roobka aysan haysan meel ay ka Gabaad sadaan,maadaama aysan  haysan Guryo ay gabaad sanaad.

Sidoo kale Barakacayaasha ayaa Codsaday in Gargaar Deg deg ah loo fidiyo si wax loogu qabto.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip