Gudoomiyaha Doorashada iyo Taliyaasha Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugida oo Gaaray

0
Sunday November 20, 2016 - 13:24:01 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 727
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Doorashada iyo Taliyaasha Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugida oo Gaaray

    Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Doorashooyinka dadba Garyaqaan Cumar Dhegey, Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka S/Gaas. MaxamedD Sheekh Xasan. Taliyaha Hay'adda Nabadsugidda Qaranka S/GAAS. Cabdullaahi Gaafow Maxamuud ayaa gaaray Mag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Doorashooyinka dadba Garyaqaan Cumar Dhegey, Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka S/Gaas. MaxamedD Sheekh Xasan. Taliyaha Hay'adda Nabadsugidda Qaranka S/GAAS. Cabdullaahi Gaafow Maxamuud ayaa gaaray Magaalada JOWHAR halkaasoo ay habeen hore ka dhacday shaqaaqooyin amni darro ah iyadoo doorasho lagu jiray xilligaas. Waxayna u kuur gali doonaan habsami u socodka hawlaha doorashada.

Ujeedada wafdigan u tageen magaalada Jowhar ayaa ah iney xal ka gaaraan shaqaaqadii dhawaan ka dhacday hoolka shirarka ee magaalada Jowhar, taasi oo cabsi badan ku abuurtay shacabka magaalada iyo ergadii doorashada ka qeyb galaysay.

Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka dadban Avv. Cumar Dhageey ayaa kulamo la leh madaxda doorashooyinka ee heer maamul iyo xubnaha musharixiinta ah ee shaqaaqada ka bilaabatay.

Sidoo kale wafdigan ayaa la kulmi doona Madaxda Maamulka Hirshabeelle, saraakiisha ammaanka, iyagoo kormeer ku tagi doono xarunta doorashada ka dhaceyso.

gudomiyaha6gudomiyaha7gudoomiyaha1gudoomiyaha2gudoomiyaha3gudoomiyaha4gudoomiyaha5





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip