Taliska Booliska '''Waxaan Shaqada ka Joojinay Askar Gudan waysay Shaqadooda'''

0
Sunday November 20, 2016 - 09:48:53 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 953
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Booliska '''Waxaan Shaqada ka Joojinay Askar Gudan waysay Shaqadooda'''

    Taliyaha Hogaanka howlaha Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Cali Xirsi barre Cali gaab, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa beeniyey Warar been abuur ah oo ay baahiyeen qaarkamid ah Warbaahinta Maxaliga ah oo ku saabsanaa in kabadan 300 oo Aska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Hogaanka howlaha Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Cali Xirsi barre Cali gaab, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa beeniyey Warar been abuur ah oo ay baahiyeen qaarkamid ah Warbaahinta Maxaliga ah oo ku saabsanaa in kabadan 300 oo Askari oo booliska ka tirsan in Shaqada laga eryey arrintaas ayuu Taliyaha ku tilmaamay mid been abuur ah oo sal iyo raad midna aana laheyn.

Gen Cali Xirsi barre Cali gaab Taliyaha Hogaanka howlgalinta ee Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed  ayaa sheegay in Askarta Liiska Shaqada laga saaray aysan aheyn kuwa Shaqeynayey oo u taagnaa Howlaha Ciidanka balse ay ahaayeen kuwa mar hore iskood iskaga tegay shaqada.

Warbaahinta ayuu u sheegay in ay hubsadaan Wararka ay baahinayaan ,waxuuna Xusay in Taliska Booliska uu diyaar u yahay mar walbo in  uu soo gudbiyo hadba  marxaladaha jira ee ku saabsan Booliska

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip