Al-shabaab oo Gaadiid looga qabsaday Degmada Qoryooley

0
Saturday November 19, 2016 - 09:39:24 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1108
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab oo Gaadiid looga qabsaday Degmada Qoryooley

    Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Kuwa Midowga Africa Amisom oo Howlgal Qorsheysan ka Sameeyay Degmada Qoryooley ku qabsaday Gaadiid Dagaal oo ay lahayeen Maleyshiyada Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Kuwa Midowga Africa Amisom oo Howlgal Qorsheysan ka Sameeyay Degmada Qoryooley ku qabsaday Gaadiid Dagaal oo ay lahayeen Maleyshiyada Al-shabaab.

Gudoomiyaha Degmada Qoryooley oo La Hadalay Idaacada Ciidamada Qalabka sida ayaa Xaqiijiyay in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Kuwa Midowga Africa Amisom ay Gacanta ku Dhigeen Gadiid kuwa Dagaalka ay lahayeen Maleyshiyada Nabadiidka Al-shabaab isla Markaana ay ku dhibaateyn Jireen Dadka Shacabka

Gudoomiyaha ayaa Tilmaamay Tirada Rasmiga ah ee Gaadiidka Al-shabaab looga Qabsaday Howlgalka Ciidamada isagoona Xaqiijiyay ku dhawaad 5 Gaadiid Al-shabaab laga qabsaday

Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo la hadlay Idaacada Ciidamada qalabka sida ayaa Xusay in Gaadiidka Al-shabaab laga Qabsaday ay ku jireen Garaash ku yaala Duleedka Degmada

Saraakiisha ayaa Xusay in Wax Dagaal ah ay kala Kulmin Maleyshiyada Al-shabaab islamarkaana ay wali wadaan Howlgalada lagu Baacsanayo Maleyshiyada Al-shabaab

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip