Shariif Xasan '''Dhalinyarada Al-shabaab ku Jirta Fursad ay ugu Soo Baxaan ayaa Siineynaa'''

0
Saturday November 19, 2016 - 08:39:47 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 729
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shariif Xasan '''Dhalinyarada Al-shabaab ku Jirta Fursad ay ugu Soo Baxaan ayaa Siineynaa'''

    Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wuxuu ka hadlay Howlada ka socda ka socda Deegaanada Koonfur Galbeed gaar ahaan Dagaalka Degmada Tiyeeglow isla Markaana Al-shabaab lagu Gaarsiiyay Qasaaro kala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wuxuu ka hadlay Howlada ka socda ka socda Deegaanada Koonfur Galbeed gaar ahaan Dagaalka Degmada Tiyeeglow isla Markaana Al-shabaab lagu Gaarsiiyay Qasaaro kala Duwan

Madaxweynaha Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya uu sheegay in loo baahan yahay Al-Shabaab in hal meel looga soo wada jeesto, si looga guuleysto, loogana saaro Deegaanada ay ka joogaan Koonfur Galbeed.

 

Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Baaq u diray Dhalinyarada ay QaldeynMaleyshiyada Al-shabaab isla Markaana wali ku Jira Al-shabaab  in ay ka soo baxaan, si Dowladda Soomaaliya ay cafis guud ugu fidiso.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip