Kumaandooska Soomaaliya oo Dilay Horjooge Cabdullaahi Cadoow

0
Thursday November 17, 2016 - 15:06:21 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 887
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kumaandooska Soomaaliya oo Dilay Horjooge Cabdullaahi Cadoow

    '''Muqdisho Snaradio.'''Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo Teegeero ka Helaya Ciidamo Mareykan ah ayaa Duqeyn Xooggan ka geestay Degaanka Laanta Guure oo qiyaas ahaan 120Km u jirta Magaalada Kismaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

'''Muqdisho Snaradio.'''Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo Teegeero ka Helaya Ciidamo Mareykan ah ayaa Duqeyn Xooggan ka geestay Degaanka Laanta Guure oo qiyaas ahaan 120Km u jirta Magaalada Kismaayo.

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa Duqeynta ku Dilay Horjooge ka Tirsan Al Shabaab oo lagu magacaabo Cabdullaahi Cadoow iyo 3 ka mid ah ilaaladiisa

Saraakiil ka Tirsan Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo la Hadlay Idaacada Ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in uu qasaaraha intaasi ka Badanaan Karo

 

Inta badan Gobolada Dalka qaarkood waxaa ka dhaca Duqeyn Diyaaradeed oo lagu beegsado Xubno ka tirsan Horjogayaasha Maleyshiyada Al Shabaab 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip