Ciidamada Amaanka Dowlada oo Howlgal ka sameeyay Muqdisho

0
Thursday November 17, 2016 - 13:54:24 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 756
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Amaanka Dowlada oo Howlgal ka sameeyay Muqdisho

    '''Muqdisho snaradio''Ciidamada Amaanka Dowlada Fadarelka Soomaaliya ayaa Degmada Xamar Jajab waxa ay ka Fuliyeen Howlgal Qorsheysan kadib markii Labo Bambo gacmeed lagu tuuray Guri ay isugu imaan jireen Dhalinyaro aad u fara

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

'''Muqdisho snaradio''Ciidamada Amaanka Dowlada Fadarelka Soomaaliya ayaa Degmada Xamar Jajab waxa ay ka Fuliyeen Howlgal Qorsheysan kadib markii Labo Bambo gacmeed lagu tuuray Guri ay isugu imaan jireen Dhalinyaro aad u fara badan,

 Howlgalkan ayay Ciidanka Amaanka waxa ay ka sameeyeen xaafadaha Degmada Xamar Jajab gaar ahaan goobta Bambo gacmeedka lagu weeraray.

 

Howlgalka oo mudo saacado ah qaatay ayaa waxaa la sheegay in lagu soo qab qabtay dad tiradooda ay kor u dhaafeyso 15 Qof oo ay soo qabteen Ciidanka Amaanka.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip