C/Khaadir Gaafow oo ku Guuleestay Golaha Shacabka

0
Thursday November 17, 2016 - 12:15:59 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 858
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C/Khaadir Gaafow oo ku Guuleestay Golaha Shacabka

    ''Muqdisho Snaradio''Xildhibaan Cabdulqaadir Gaafoow Maxamuud ayaa ku soo baxay Doorashada xubnaha baarlamaanka ee Aqalka Hoose ee maanta ka dhacday magaalada Cadaado.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

''Muqdisho Snaradio''Xildhibaan Cabdulqaadir Gaafoow Maxamuud ayaa ku soo baxay Doorashada xubnaha baarlamaanka ee Aqalka Hoose ee maanta ka dhacday magaalada Cadaado.

Mudanahaan ayaa waxaa la tartamayay, Maxamed Maxamuud Guure, Sakariye Maxamed Cosoble iyo Cabduqaadir Nuur Caraale, inkastoo ay tanaasuleen xubnahaan markii danbe.

Shalay ayaa waxaa lagu doortay magaalada Cadaado xildhibaano gaarayay 8-xildhibaan kuwaasi oo kala ahaa.

1-Mustaf Shiikh Cali dhuxulow

2-Xuseen Qaasim Yuusf

3-Xirsi Aadan Rooble

4-Maxamed C/lle Faarax(geeseey)

5-Xasan Macalin Maxamuud

6-Bootaan Ciise Caalin

7-Saadaq Cabdikariin Xaaji Ibraahin

8-Cadow Cali Gees



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip