Amisom'''Howlgalka ka socda Gobolka shabellaha Dhaxe waxa laga Gaaray Guul'''

0
Thursday November 17, 2016 - 08:49:03 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 829
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Amisom'''Howlgalka ka socda Gobolka shabellaha Dhaxe waxa laga Gaaray Guul'''

    Taliska Midowga Afrika Amisom ee Howlgalka u jooga Soomaaliya ayaa waxa ay ka hadleen Howlgalada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka wadaan Degaanada Gobolka Shabeelaha Dhexe Isla Markaana Al-shabaab lagu Baacsanayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Midowga Afrika Amisom ee Howlgalka u jooga Soomaaliya ayaa waxa ay ka hadleen Howlgalada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka wadaan Degaanada Gobolka Shabeelaha Dhexe Isla Markaana Al-shabaab lagu Baacsanayo.

Taliyaha Ciidanka AMISOM ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ka hadlay Howlgalada ka socda Gobolka shabellaha Dhaxe iyo la wareegida Degaanka  tuulada Miir-taqwe oo hoostagta Degmada Mahadaay.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Amisom ayoo sheegay in ay Howlgalka ku dileen Maleyshiyaad ka Tirsan Al-shabaab

"Waxaa wax lagu farxo ah Howlgalada Ciidamada iskaashanaya ay kula wareegeen Tuulada Miir-taqwe ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, sidoo kale way sii socon doonaan Howlgalada ka dhanka ah Shabaab” Ayuu yiri Taliyaha Ciidanka AMISOM ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Tuulada Miir-taqwe ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay ka mid tahay tuulooyinka hoos yimaada Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip