Kismaayo oo Qarax ka dhacay

0
Wednesday November 16, 2016 - 10:12:13 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1063
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kismaayo oo Qarax ka dhacay

    Qaraxan oo goor-dhow ka dhacay Maqaayad ku taal Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose ayaa waxyeelo u geystay qaar ka mid ah Dadkii maqaayadaasi ku sugnaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaraxan oo goor-dhow ka dhacay Maqaayad ku taal Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose ayaa waxyeelo u geystay qaar ka mid ah Dadkii maqaayadaasi ku sugnaa.

Warar hor dhac ah oo ay heshay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegaya in mar dhow uu qarax ka dhacay Maqaayad ku taal Magaalada Kismaayo,Qarax ayaa la sheegay in lagu aasay Afaafka Hore ee Maqaayada dhibta ay ka dhacday.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxaasi uu waxyeelo u geystay dhismihii Maqaayaddaasi, ayna ku dhaawacmeen 3 ruux, waxaana goobta si deg deg ah u gaaray Ciidamada Ammaanka ee Maamulka Jubbaland, iyagoo isla markiiba bilaabay baaritaano iyo gacansiinta Dadkii ku waxyeeloobay Qaraxaasi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip