Jowhar oo Maanta ka Bilaawaneysa Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose

0
Wednesday November 16, 2016 - 09:12:52 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 788
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jowhar oo Maanta ka Bilaawaneysa Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose

    Wajiga koowaad ee doorashada Kuraasta Aqalka Hoose ee Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabaneysa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wajiga koowaad ee doorashada Kuraasta Aqalka Hoose ee Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabaneysa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulkaasi.

Guddiga doorashada heer Dowlad-goboleed ee Hirshabeelle ayaa soo gudbiyay shaxda ay u dhaceyso doorashada Aqalka Hoose, iyadoo ay wajiga 1-aad ku soo bandhigtay ilaa 13 Kursi oo ay Musharaxiinta ku tartamayaan.

Kuraasta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u matalay Maamul-goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa doorashooyinkaasi ku tartamaya Masuuliyiin hore uga tirsanaa Dawladda, Ganacsato iyo kuwa kale.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip