Madaxweynaha Hirshabelle'''Qabashada Degaanka Miir-Taqwa Waa Guul laga Gaaray Al-shabaab'''

0
Wednesday November 16, 2016 - 09:04:32 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1088
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Hirshabelle'''Qabashada Degaanka Miir-Taqwa Waa Guul laga Gaaray Al-shabaab'''

    Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hir-Shabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa soo dhoweeyay Howlgalkii ay Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Amisom kula wareegeen degaanka Miir-taqwa ee Gobolka Sh/dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hir-Shabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa soo dhoweeyay Howlgalkii ay Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Amisom kula wareegeen degaanka Miir-taqwa ee Gobolka Sh/dhexe.

Cali C/laahi ayaa sheegay inay sii socon doonaan howlgallada lagu baacsanayo Ururka Al-Shabaab,dhowaanna laga saari doono goobaha ay kaga harsan yihiin degaannada H/Shabeelle.

Ciidamada is garabsanaya ayaa in dhawaalaba ka waday degaanno ka mid ah Gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe, weerarro lagu bartilmaameedsanayo Ururka Al-Shabaab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip