Dhageyso:-Shariif Xasan '''Dagaalka Al-shabaab looga Soo Horjeedo ayaa ka Bilaawanaya Koonfur Galbeed''

0
Wednesday November 16, 2016 - 08:35:02 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 764
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Shariif Xasan '''Dagaalka Al-shabaab looga Soo Horjeedo ayaa ka Bilaawanaya Koonfur Galbeed''

    ''SNA Radio Baydhabo''Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in ay ka go'an tahay in ay sii wadaan dagaalka Al-Shabaab Looga Saarayo Degaanada Maamulka Koon Furgalbeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

''SNA Radio Baydhabo''Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in ay ka go'an tahay in ay sii wadaan dagaalka Al-Shabaab Looga Saarayo Degaanada Maamulka Koon Furgalbeed.

Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa sheegay in shabaab ay dhibaato badan ay ku hayaan dadka shacabka ee kunool degaanada ay gacanta ku hayaan isla Markaana ka qaada Baad

 

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koon Furgalbeed ayaa Tilmaamay in dhawaan la Bilaawidoono Howlgal ka dhan ah Al-shabaab looga saarayo

 

Shariif Xasan ayaa sidoo kale sheegay in ciidanka dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale kuwa maamulka Koonfur Galbeed ay wadaan howgallo lagula dagaalamayo Al-Shabaab,

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip