Dhageyso:-''Koonfur Galbeed Waxaan Dagaal kula Jirnaa Al-shabaab''

0
Tuesday November 15, 2016 - 13:41:54 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 877
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-''Koonfur Galbeed Waxaan Dagaal kula Jirnaa Al-shabaab''

    Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Booliska Gaarka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Howlgal Gaar ah ka Sameeyay Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool Xili shalay ay Degmada Ka saareen Maleyshiyaadka Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Booliska Gaarka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Howlgal Gaar ah ka Sameeyay Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool Xili shalay ay Degmada Ka saareen Maleyshiyaadka Al-shabaab.

Howlgalka ay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ka sameeyeen Gudaha Degmada Tiyeeglow ayaa waxa lagu dilay Maleyshiyaad ka Tirsan Nabadiidka Al-shabaab

 

Taliyaha Booliska Gaarka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Xasan Isxaaq oo la Hadlay Idaacada Ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in ay Dagan tahay Xalaada Guud ee Degmada Tiyeeglow isla Markaana uu Saakay ka dhacay Dagaal kooban oo Al-shabaab lagu qaaday Xili shalay laga Saaray Nabadiidka Al-shabaab Gacan ku heynta Degmada.



Maxamed Xasan Isxaaq ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan Maleyshiyaad ka Tirsan Al-shabaab in ay isku soo dhiibeen Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya isla Markaana Dhaqan Celin loo sameeyay

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip