Shacab Careysan oo La Wareegay Degaan ay Al-shabaab ka Talinayeen

0
Tuesday November 15, 2016 - 10:15:24 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 2626
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacab Careysan oo La Wareegay Degaan ay Al-shabaab ka Talinayeen

    Wararka aan ka heleyno Degaanka Miir Tuuge ee Gobolka shabellaha dhaxe ayaa sheegay in Maleyshiyada Nabadiidka Al-shabaab Halkaasi Saakay Laga Saaray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka heleyno Degaanka Miir Tuuge ee Gobolka shabellaha dhaxe ayaa sheegay in Maleyshiyada Nabadiidka Al-shabaab Halkaasi Saakay Laga Saaray.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Kuwa Midowga Africa Amisom ayaa Howlgal qorsheysan kula wareegay Degaanka Miir Tuuge oo Al-shabaab u eheed Xarun.

 

Dadka Degaanka Miir Tuuge oo la hadlay Idaacada Ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in Hada Degaanka ay gacanta ku hayaan isla markaana ay la dagalameen Maleyshiyada Al-shabaab.

 

Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo qaarkooda la hadlay Idaacada Ciidamada qalabka Sida ayaa inoo Xaqiijiyay in degaanka ay Jogaan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Kuwa Amisom

 

Maleyshiyada Nabadiidka Al-shabaab ayaa Halkaasi lagu Gaarsiyay Qasaaro kala Duwan Waxaana Gudaha Degaanka Lagu Arkayaa Meydadka Al-shabaab iyo Dhawaaca Maleyshiyada

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip