Baraawe oo Al-shabaab lagu Dilay

0
Thursday October 20, 2016 - 11:52:05 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baraawe oo Al-shabaab lagu Dilay

    Ciidamada Booliska ee ka Howlgala Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa howlgalo Amaanka lagu xaqiijinaayo waxay ka wadaan degaano hoostaga Degmada Baraawe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliska ee ka Howlgala Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa howlgalo Amaanka lagu xaqiijinaayo waxay ka wadaan degaano hoostaga Degmada Baraawe.

Taliyaha saldhiga degmada Baraawe Xidigle Ibraahim Aadan Cali oo Wareeysi gaar ah siiye Idaacada ciidmada qalabka sida ayaa sheegay in ciidamada Amaanka ee degmada Baraawe ay ku guuleysteen xaqiijinta Amniga Degmada Baraawe.

 

Sidoo kale Taliyaha ayaa sheegay in Ciidmada Booliska ay ku guuleyteen in ay ka hortageen dhibaatoyin ay doonayeen Maleyshiyaadka al.shabaab isla markaana qaarajiyeen qaarka tirsan Nabadiidka ugus.

 

Mudooyinkaan Dambe waxaa Gobolka shabellaha hoose ka socday Howlgalo ka dhan ah Maleyshiyaadka Nabadiidka Al-shabaab 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip