CAAWI WALAAL-Gabar Soomaaliyeed oo la xanuunsaneyso Cudur aan Dalka waxba looga qaban karin(Sawirro)

0
Wednesday October 12, 2016 - 18:38:55 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1558
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CAAWI WALAAL-Gabar Soomaaliyeed oo la xanuunsaneyso Cudur aan Dalka waxba looga qaban karin(Sawirro)

    Sahro Xundubey Jiilaal waxa ay qabtaa Cudrka (Fung) oo ay soomaalida dhahaan (cudrka juudaanka) waana mid leh astaamo ay kamid yihiin jir go' waxaana meelo kamid ah is badalay jirkeeda sida Allah u abuuray iyadoo lugaha iyo gacmaha ay yihiin mee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sahro Xundubey Jiilaal waxa ay qabtaa Cudrka (Fung) oo ay soomaalida dhahaan (cudrka juudaanka) waana mid leh astaamo ay kamid yihiin jir go' waxaana meelo kamid ah is badalay jirkeeda sida Allah u abuuray iyadoo lugaha iyo gacmaha ay yihiin meelaha muuqdo ee sida ba'an u go'go'an jirkeeda sida aad ka arakto.

Xarumo caafimaat oo ay kamid yihiin:- ( fiqi, Masaarida, Caagane’ bushkuleeti’ bashaal, Buurane, iyo Digfeer) oo ugu dmbeyn sheegay in dalka aan waxba looga qaban Karin.


Ruqiyo Xunduby Jiilaal waxa ay la dhalatay dhibanahan xanuunsan Sahro Xundubey Jiilaal oo ay heysaa wax ka badan 5-sano waxa ay kala daashay sida ay sheegtay xarumo caafimaat oo dalka ku yaalo waxa ayna codsaneysaa in la caawiyo ( waan kala quustay in dalka wax looga qabto sida aad arkeysaan waxaan geeyay meel kasta si’ay uhesho walashey caafimaat balse waxa ay ii sheegan dhaqaatiirta in dalka aan waxba looga qaban Karin anna wax ma heysto ee waxa aan ka codsaana dadka Soomaaliyeed, Dowladda iyo Hey’adaha deeq bixiyayaasha ah inay igu caawiyaan in walaashey loo helo caafimaat dibadda ah sida India Masar iyo Abu-dabai,”) ayey tiri.



Haddaba qofkii caawin karo dhibanahan ku nool meela kamid ah degmada Waabari ee Gobalka Banaadir waxa ay codsanayaan qoyskeeda walasheyd Ruqiyo Xundubey Jiilaal inay ku soo hagaajiyaan fariimahooda caawimaad telaafanada kala ah #Tel: +252615038918 / +252615852873.


 

vlcsnap-2016-10-12-14h17m55s030vlcsnap-2016-10-12-14h18m14s052vlcsnap-2016-10-12-14h18m57s811vlcsnap-2016-10-12-14h20m04s658vlcsnap-2016-10-12-14h20m21s359vlcsnap-2016-10-12-14h20m42s887vlcsnap-2016-10-12-14h21m35s486vlcsnap-2016-10-12-14h22m23s974vlcsnap-2016-10-12-14h22m45s981vlcsnap-2016-10-12-14h23m01s480vlcsnap-2016-10-12-14h23m19s578vlcsnap-2016-10-12-14h23m33s842vlcsnap-2016-10-12-14h23m53s993vlcsnap-2016-10-12-14h24m11s204vlcsnap-2016-10-12-14h24m54s362vlcsnap-2016-10-12-14h25m09s942vlcsnap-2016-10-12-14h25m26s598vlcsnap-2016-10-12-14h25m45s600


Idaacadda Ciidammada Qalabka sida ee Soomaaliyeed

Muqdisho-Soomaaliya 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip