Duqeyn ka dhacday Tooratooroow oo lagu Dilay Horjogayaal sare Ka tirsan Al-shabaab

0
Thursday September 22, 2016 - 15:57:08 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1694
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Duqeyn ka dhacday Tooratooroow oo lagu Dilay Horjogayaal sare Ka tirsan Al-shabaab

    Wararka naga soo gaaraya degaanka Tooratooroow oo ka tirsan Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhacday Duqeen xoogan oo lala Bartilmaameysay Saldhig ay ku shir sanayeen Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Al-shabaab .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya degaanka Tooratooroow oo ka tirsan Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhacday Duqeen xoogan oo lala Bartilmaameysay Saldhig ay ku shir sanayeen Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Al-shabaab .

Goobta la duqeynta ka dhacday ayaa waxaa ku sugnaa Maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo xilkaasi ku jiray shir

Wararka aan ka heleyno Degaanka Tooratoorow ayaa sheegaya in Duqeyntaasi lagu dilay in ka badan 45 ka tirsan Al-shabaab

Dadka Degaanka ayaa Idaacada Ciidamada qalabka sida u xaqiijiye in Duqeynta ay ku dhinteen Horjogayaal Ajanib ah oo ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab


Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in Horjogayaal ka tirsan Al-shabaab ee Xiligaasi wadeen Shirk u saabsan sidii umada soomaaliyeed baad ugu qaadi lahayeen
Mudooyinkii Dambe waxaa Howlgalo Duqeyn ah waxaa si wada Jir ah u filinaye Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Mareykan ah



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip