Amniga Degaanada Galmudug oo laga shiray

0
Thursday September 22, 2016 - 15:53:08 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1466
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Amniga Degaanada Galmudug oo laga shiray

    Golaha wasiirrada Maamul Goboleedka Galmudug, ayaa waxaa maanta looga hadlay Miisaaniyada Dowlada, ilaha dhaqaalaha iyo dardar gelinta sharciyadda Amniga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha wasiirrada Maamul Goboleedka Galmudug, ayaa waxaa maanta looga hadlay Miisaaniyada Dowlada, ilaha dhaqaalaha iyo dardar gelinta sharciyadda Amniga.

kulanka oo uu Guddoominayay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi,ayaa waxaa waxaa ka hadalay wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda Maxamed Farax Axmed, wuxuuna halkaasi ka soo jeediyay caddadka miisaaniyadda 2016-ka iyo sidii loo horumarin lahaa ilaha dhaqaalaha daqliga ka soo xarooda.

Wasiirka wasaaradda Amniga Galmudug, Cusmaan Ciise Nuur (Taar dhuleed) ayaa isna shirka golaha hordhigtay sharciyadda wasaarada Amniga Galmudug, wuxuuna sheegay in qorshe cad loo samayn doono Amniga guud ee Galmudug, ka dib markii ay muddo ka munaaqishoonayeen qaabka loo wajahayo.



gal4gal3gal2gal1


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip