Qof Hub lagu qabtay oo Boosaaso lagu Maxkamadeeyey

0
Thursday September 15, 2016 - 13:53:18 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1282
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qof Hub lagu qabtay oo Boosaaso lagu Maxkamadeeyey

    Dekedda Magaalada Boosaaso ayaa lagu soo bandhigay Lix baastooladood oo si qarsoodi ah loogu soo qariyey Dooni ganacsi oo ku soo xiratay Dekedda Boosaso laguna magacaabo Shamis 3, waxaana ay ciidanka ilaalada dekeddu sidoo-kale gacanta ku dhigeen Cab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dekedda Magaalada Boosaaso ayaa lagu soo bandhigay Lix baastooladood oo si qarsoodi ah loogu soo qariyey Dooni ganacsi oo ku soo xiratay Dekedda Boosaso laguna magacaabo Shamis 3, waxaana ay ciidanka ilaalada dekeddu sidoo-kale gacanta ku dhigeen Cabdi Maxamed Axmed Saalax oo ah shaqsiga wadey hubkaan .

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari Cabdixakiin Yuusuf Xuseen ayaa saxaafadda u sheegay in hubkaan iyo rasaastoodaba laga keenay dalka Yaman ,

Taliska Booliska ayaa islamarkiiba hubkaan iyo shaqsigii lagu soo qabtay u gudbiyey maxkamadda ciidanka Qalabka sida .
maxkamadda Ciidamada qalabka sida  ayaa islamaanta u fariistay Gal dacwadeedka kiiskan Dood dheer kadib Maxakamada ayaa riday xukunka Dan biilahan.

Axmed Saalax oo ah shaqsiga wadey hubk aayaa lagu xukumay 20 sano oo xariga Waxana hubkii lagu wareejiyey Maamulka Puntland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip