Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Dilay Horjooge ka Tirsan Al-shabaab''Dhageyso''

0
Wednesday September 14, 2016 - 09:25:13 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 744
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Dilay Horjooge ka Tirsan Al-shabaab''Dhageyso''

    Wararka Aan ka heleyno Degaanka Ceelgaras ayaa sheegay in Xalay Degaanka lagu Dilay Horjoogihii Maleyshiyada Kooxda Al-shabaab u qaabilsanaa Deegaanka lagu dilay Halkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka Aan ka heleyno Degaanka Ceelgaras ayaa sheegay in Xalay Degaanka lagu Dilay Horjoogihii Maleyshiyada Kooxda Al-shabaab u qaabilsanaa Deegaanka lagu dilay Halkaasi.

Horjoogahaan ayaa lagu magacabaa Horjooge Faarax Cali Raage ayaa waxaa dilkiisa ka dambeeye dadka deegaanka oo u dulqaadan waaye Dhibaatada iyo baada uu ku haaye Dadka Degaanka

S/Guuto Axmed Maxamed Tareedisho Taliyaha Ciidanka Xoogga Bariga Gobolka Galgaduud oo la hadlay idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in Horjooge Faarax Cali uu kooxda Al-shabaab u qaanilsanaa Baada dadka shacabka eek u dhaqan degaanka Ceelgaras

Bulshada ku dhaqan deegaanada ay wali  Maleeshiyaadka Al shabaab ku sugan yihiin ayaa bilaabay inay si geesinnimo leh isaga caabiyaan Arxandarrida kooxdaasi kula dhaqanto dadka shacbiga ah.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip