Bakool Howlgallo Argagixisada lagula Dagaalamyo ayaa ka socda

0
Saturday September 10, 2016 - 13:43:12 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1543
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bakool Howlgallo Argagixisada lagula Dagaalamyo ayaa ka socda

    Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa mamuulka Konfuur Galbeed ee Soomaaliya ayaa howlgallo looga sifeynayo Haraadiga meleeshiyaadka Kooxda Argagixisada Shabab ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa mamuulka Konfuur Galbeed ee Soomaaliya ayaa howlgallo looga sifeynayo Haraadiga meleeshiyaadka Kooxda Argagixisada Shabab ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool.

Saraakiisha ciidamada XDS ayaa ujeedada howlgalkan ku sheegay sidii loo xaqiijin lahaa ammaanka islamarkaana maleeshiyaadka Shabaab looga sifeyn lahaa deegaanada hoos yimaada gobolka Bakool, waxeyna wacad ku mareen in howlgalkaasi ay sii wadi doonaan tan iyo inta dalkeena oo dhan laga dhigayo meel ka caaggan argagixisada Shabaab.


Sidoo kale saraakiisha ciidanka XDS ayaa ka dalbaday shacabka ku nool deegaannada gobolka Bakool iney ciidamada gacan siiyaan la dagaallanka maleeshiyaadka hororka ah ee Shabaab.



snaradio.net

Idaacadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya 

Muqdisho-Somalia 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip