Ciidamdda Xoogga oo Argagixisada ka Xoreeyey deegaanka Cabdalla Biroole"Sawirro"

0
Friday September 09, 2016 - 14:12:08 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1799
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamdda Xoogga oo Argagixisada ka Xoreeyey deegaanka Cabdalla Biroole"Sawirro"

    Wararka naga soo Gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ay si nabad ah ula wareegeen deegaano ay ku sugnaayeen Kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo Gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ay si nabad ah ula wareegeen deegaano ay ku sugnaayeen Kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab.

Ciidamadda ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaanka Cabdalla Biroole oo qiyaastii 60 KM Dhanka koonfur Kaga beegan Magaalada Kismaayo.

Deegaan waxaa ku sugnaa Kooxda Xidida loo siibay ee UGUS oo ka soo qaadi jiray weeraro ka dhan Ah Ciidamada Dowladda iyo kuwa Kenya ee AMISOM qeeybta ka ah.

La wareegi taankan Ciidamada Jubbaland Ay la wareegeen Deegaanka Cabdalla Biroole Ayaa waxa ay hordhac u yahay howlgalo qorsheeysan oo Ciidamada Dowladda Soomaaliya Nabad diidka Kooxda Al-Shabaab uga saarayaan goobaha ay ku suganyihiin ee Gobolada Jubbooyinka.





123456789101112131415

Idaacadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed 

Muqdisho-Soomaaliya 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip