Ciidamadda Dowladda oo ku wajahan Deegaano Nabad diidka ay ku sugan yihiin oo Jubada Hoose ka tirsan (Sawirro)

0
Wednesday September 07, 2016 - 14:51:33 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1386
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamadda Dowladda oo ku wajahan Deegaano Nabad diidka ay ku sugan yihiin oo Jubada Hoose ka tirsan (Sawirro)

    Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamadda Maamulka Jubbaland iyo kuwa Dowladda oo wada jira ay Saakay u jiheeysteen Duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamadda Maamulka Jubbaland iyo kuwa Dowladda oo wada jira ay Saakay u jiheeysteen Duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose oo Ay ku suganyihiin Maleeshiyadda Kooxda Al-Shabaab.

Ciidamadaan oo Wata Gaadiidka Dagaalka ayaa ka baxay Magaalada Kismaayo waxaana Saraakiisha Ciidamada ee Horkacaya Howlgalka ay Idaacadda Ciidamada Qalabka sida u sheegeen in Ay qorsheeynayaan in Argagixisada Al-Shabaab ay ka saaraan goobaha ay ku suganyihiin ee Duleedka Magaalada Kismaayo iyo Deegaanada Kale.


Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Sh.Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ku Dhawaaqay Dhowaan in uu bilaabanayo howlgalo Culus oo Kooxda Nabad diidka Al-Shabaab looga saarayo goobaha ay ku suganyihiin Ee Gobolada Jubbooyinka.

.

234567



Somali National Army Radio (SNA)

Idaacadda Ciidamada Qalabka sida 

Muqdisho-Soomaaliya 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip