Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga oo Muqdisho tababar loogu soo xiray(Sawirro)

0
Wednesday September 07, 2016 - 12:51:47 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 2983
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga oo Muqdisho tababar loogu soo xiray(Sawirro)

    Abaanduullaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maanta Tababar usoo Xiray Cutubyo katirsan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Saraakiil Cidan oo tababar ku qaadanayey Dugsiga Tababar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abaanduullaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maanta Tababar usoo Xiray Cutubyo katirsan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Saraakiil Cidan oo tababar ku qaadanayey Dugsiga Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee S/gaas Dhaga badan.

Ciidanka uu Maanta Abaanduullaha Ciidanka Xoogga Dalka Tababarka usoo Xiray ayaa Goobta kusoo Bandhigay Gaada ka ciyaar iyo dhowla Tus Malatari.

Taliyaha Dugsiga Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee S/Gaas Dhaga badan Gen Cabdullahi Cali {Caanood} ayaa Abaanduullaha Ciidanka Xoogga Dalka faahfahin ka siiyey Mudadii Ciidankan Tababarka ku qadanaye iyo Cashiradii ay ku qaateen Tababarka

‘’’Taliye Saraakiishaan 45 Cisho ayey tababar ku qaateen Dugsiga Tababarka S/Gaas Dhaga Badan waxaan Maanta sharaf inoo ah in aad nagala soo qeyb gasho munaasabadaan Saraakiishaan Halkaan Fadhiya waxa ay Tababar kusoo qaateen Dalka Suudaan’’’’

Abaanduullaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/Guuto Cali Baashi Xaaji Maxamed oo soo Xiray Tababarka ayaa sheegay in Saraakiishaan Maanta Tababarka u dhamaaday ay bilaabi doonaan Howlgal ka dhan ah Nabadiidka Al-shabaab .

‘’’’Waan ku faraxsanahay in aan idinkala soo qeyb galo Munaasabada Tababarka idinku dhamaaday waxaan idin sheegayaa in Ciidanka Xoogga Dalka soomaaliya idin Baahan yahay oo aad howlgaleysaan Meel kasta oo idin diro Dalka aad ka howlgaleysaan waxaad diyaar u noqoneysaan dhawaan in uu bilaawdo aan rajeyneyno Hadii alle idmo oo ad idinku ka qeyb galeysaan oo aad Hormuud ka noqoneysaan Dalka ka saaridoontaan Nabadiidka Al-shabaab ‘’’’

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa wada dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka oo mudooyinkii dambe Tababaro kala duwan ku qaadanayey Magaalada muqdisho iyo Dalka dibadiisa .

.


1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

Capture


--Dhammaad--


Somali National Army (SNA)

Idaacadda Ciidamadda Qalabka sida 

Muqdisho-Soomaaliya 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip