Horjooge ka Tirsan Nabadiidka Al-shabaab iyo Ilaaladiisa oo lagu dilay Gobolka Baay'''Dhageyso'''

0
Tuesday August 23, 2016 - 13:44:33 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1099
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horjooge ka Tirsan Nabadiidka Al-shabaab iyo Ilaaladiisa oo lagu dilay Gobolka Baay'''Dhageyso'''

    Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidamada Booliska Gaarka ee Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Howlgal qorsheysan ka sameeyay Degmada Qansax dheere ee Gobolka Baay ku dilay Horjooge ka Tirsan Maleyshiyada UGUS iyo Sadax ka mid ahaa ilaaladiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidamada Booliska Gaarka ee Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Howlgal qorsheysan ka sameeyay Degmada Qansax dheere ee Gobolka Baay ku dilay Horjooge ka Tirsan Maleyshiyada UGUS iyo Sadax ka mid ahaa ilaaladiisa.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Gaarka ee Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya Kornel Maxamed Xasan isaaq Cari Case oo Wareysi Siiyay Idaacada Ciidamada qalabka Sida ayaa sheegay in Howlgalo Shalay ilaa Maanta ay Ciidamada Ka sameeyeen degmooyin iyo Degaano ka tirsan Gobolka Baay lagu Dilay Horjooge ka Tirsan Maleyshiyada Al-shabaab iyo Maleyshiyaad ilaalo u ahaa Hor jogahaasi

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Howlgalo qorsheysan ka wada Gobolada Dalka iyagoona Maleyshiyada Al-shabaab ay soo wajaheyso Cabsi ku aadan Howgaladaan

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip