Qaramada Midoowe oo Cambaareysay Qaraxyadii Gaalkacyo

0
Sunday August 21, 2016 - 13:50:37 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 980
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoowe oo Cambaareysay Qaraxyadii Gaalkacyo

    Xafiiska siyaasadda qaramada midoobay ee UNSOM, ayaa cambaareeyay qaraxyadii mataalanaha ahaa ee maanta oo Axad ah ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Caasimadda Gobolka Mudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafiiska siyaasadda qaramada midoobay ee UNSOM, ayaa cambaareeyay qaraxyadii mataalanaha ahaa ee maanta oo Axad ah ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Caasimadda Gobolka Mudug.

Qaramada midoobay, ayaa sheegtay inaanay qaraxyadani u hakan doonin hawlaha ka socda dalka Soomaaliya, xilli laysu diyaarinayo inay si hufan u qabsoomaan doorashooyinka dadban ee sanaddan 2016-ka.

Qaraxyadan is xig-xigay, ayaa ka kala dhacay xarunta dowladda hoose iyo agagaarka suuqa Dayax ee waqooyiga Gaalkacyo,kuwaasoo sababay geerida ku dhawaad 13 qof, oo isugu jira ciidan iyo rayid ku sugnaa halka ay wax ka dhaceen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip