ciidanka booliska oo howlgal amaanka lagu sugayo ka sameyey degmada doloow ee gobolka gedo

0
Monday August 15, 2016 - 09:34:59 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 943
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ciidanka booliska oo howlgal amaanka lagu sugayo ka sameyey degmada doloow ee gobolka gedo

    ciidamada amaanka ee degmada doloow ayaa ku guuleystay howlgalo ay ka sameyeen degmaaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ciidamada amaanka ee degmada doloow ayaa ku guuleystay howlgalo ay ka sameyeen degmaaasi

ciidamada booliska ee ka howlga saldhiga degmada doloow ee gobolka gedo ayaa howlgalo aamaanka lagu sugayo waxay ka sameeyeen deganada hoostaga degmada doloow,

 

howlgalaad ayaa isku jiray baaritaano lagu sameeynayo dadka soo gelaya magaalada iyo kuwa ka safraya, waxa sidoo kale barbarsoconayey howlgalo lagu xalinaayo dadka degaanlka ee isku heysta hantida maguurtada ah ,

 

taliyaha saldhiga ciidanka booliska ee degmada doloow xidigle cabdulaahi xusseyn maxamuud oo la hadlaa idaacada codka ciidamada qalabka sida ayaa sheegay ciidmada booliska soomaaliyeed eek u sugan degmada doloow ee gobolka ay bushada howl adag u haayaan waxa uu intaa ku daray ciidamada ay adkeyaan xuduuda dalka itoobiya ay la wadaagaan .




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip