Ciidamada Xoogga Dalka oo Howlgalo qorsheysan ka sameeyay Degaano Hoos Yimaada Gobolka Hiraan

0
Thursday August 11, 2016 - 13:57:14 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1169
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Xoogga Dalka oo Howlgalo qorsheysan ka sameeyay Degaano Hoos Yimaada Gobolka Hiraan

    Ciidamada Xoogga Dalka soomaliya ayaa howlgal qorsheysan ka sameyey degaano hoosta taga degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xoogga Dalka soomaliya ayaa howlgal qorsheysan ka sameyey degaano hoosta taga degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiraan.

Howlgalkaan oo ahaa Mid Qorsheysan isla Markaana ay iskaga kaa shanayaan Ciidamada Xoogga Dalka iyo Amisom deegaano fara badan oo hoostaga Deegaanka Halgan ee gobolka hiraan iyadoona ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed ay ku guuleesteen in ee ka saaraan Degaano Dhowr ah oo Hoos Yimaada Gobolka Hiraan

Howlgalka ayaa ciimada xooga dalka oo garab ka helayaao ciidamada dalka djabuuti waxay ku qarajiyeen laba ka tirsan dhagar qabayaasha ugus,ee kudhumaaleeysaneyey dhulka buuraleeyda ah ee deegaanka halgan ee gobolka hiraan,,

Guddoomiyaha deegaanka halgan ee gobolka hiiraan Guhaad cabdi warsame oo wareysi gaar ah siiyey warbaahinta ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in Amaanka deegaanka uu yahay mid wanaagsan isla markana ciidamada xoogga dalka oo garab ka helaayo shacabka ku dhaqan deegaanka halgan ay iska kaashanayaan la dagaalka maleyshiyaadka Al-shabaab ee dhibaatada ku haaya shacabka soomaliyeed,

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Kuwa Midowga Africa oo dhiiri Galin ka helayo Shacab Soomaaliyeed ku dhaqan Gobolada Dalka oo Fahmay Dhagarta iyo dhaca Maleyshiyada Kooxda Al-shabaab 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip