ciidanka gaarka ah ee kumaandoosta oo howlgal ka sameyey koofurta magaalada gaalkacyo ee gobolka mudug,

0
Wednesday August 10, 2016 - 11:19:20 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ciidanka gaarka ah ee kumaandoosta oo howlgal ka sameyey koofurta magaalada gaalkacyo ee gobolka mudug,

    Ciidamada kumaan dooska dowlada soomaliya ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada kumaan dooska dowlada soomaliya ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug

Ciidanka DANAB, ayaa ku tagay Gaalkacyo Safar dhanka hawada ah iyagoo ka degay Gaalkacyo.

Ujeedka ciidanka xooga dalka qeybta kumaan dooska ayaa ah sidii howlgalo amaan lagu xaqiijinaayo  laguna dagaalamaayo dhagar qabayaasha maleyshiyaadka ugus,,

Ciidamada DANAB oo ah Ciidan u Tababaran, hawlgalka gaarka ee lagu barjilmaameedsanaato maleyshiyaadka ugus oo aadna   Hubaysan ayaa waxay ka hawlgeli doonaan dhanka maamulka Galmudug iyagoo hawlgalo Amni ka samayn doona Degaanadaasi.

Ciidamada danab ayaa ku guuleystay in ay fariisimo badan ka bur buriyaan maleyshiyaadka ugus iyagoona ku guuleystay in ay kharajiyaan horjoogayaalka ka tirsan ugus




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip