Taliska ciidanka sirdoonka oo amar ku bixiyey in aan loo adiigi Karin qofkii aan heysan karaka dhalashada,,

0
Wednesday August 10, 2016 - 10:13:33 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 876
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska ciidanka sirdoonka oo amar ku bixiyey in aan loo adiigi Karin qofkii aan heysan karaka dhalashada,,

    Taliska ciimada sirdoonka ,maamulka gobolka banaadir taliska qeybta booliska gobolka banaadir. Ayaa amar ka soo saaray qaadasha karaka dhalashada ee muwaadinka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciimada sirdoonka ,maamulka gobolka banaadir taliska qeybta booliska gobolka banaadir. Ayaa amar ka soo saaray qaadasha karaka dhalashada ee muwaadinka,

Kulankaan ayaa waxa goobjoog ahaa taliyaha ciidanka sirdoonka cabdulaahi gaafoow maxamuud, taliyaha ciidanka asluubta bashiir maxamed jaamac, guddoomiyaha gobolka muddane yuusuf xussen jimcaale,iyo taliyaha qeybta boolisak bishaar absir geedi, kulanka ayaa waxa lagu lafa guray amaanka sidii looga shaqeyn lahaaa guud ahaan lamaha amniga .

Shirka kadib ayaa waxa war baahinta la hadlay taliyaha ciidanka sirdoonka soomaliya general cabdulaahi gaafoow maxamuud isagoona sheegay in maalmahaan ay soo bateen qaraxyada lagu gumaadayo shacabka soomaliyeed ,islamarkaan loo baahan yahay in cidka kasta ay leedahay karaka dhalashada muwaadinka, Qofka aan heysan warqada aqoonsiga ma dhoofi karyo adeegyada uu u baahan yahay looma fulin karo wadooyinka kama gudbi karo, goobaha ganacsiga ayaa la fareyaa in aysan la ma macaamili karin,” ayuu yiri Gaafow.

Maalmahaan dambe taliska ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka qaranka soomaliyeed ayaa waday howlgalo amaanka lagu xaqiijinayo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip