Wasiirka Difaaca Soomaaliya'''Dowlada Jarmalka waxa ay ka qeyb qaadan doontaa Dhisamaha Xoogga Dalka +Sawiro

0
Tuesday August 09, 2016 - 10:23:27 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 803
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Difaaca Soomaaliya'''Dowlada Jarmalka waxa ay ka qeyb qaadan doontaa Dhisamaha Xoogga Dalka +Sawiro

    Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wafdi ka socda dawladda Jarmalka oo hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wafdi ka socda dawladda Jarmalka oo hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka u qaabilsan arrimaha dalalka Africa Danjire Georg Schmidt, Waxana ay Ka wada hadleen xoojinta taageerada ay siiso Dawladda Jarmalka Ciidanka Xoogaa Dalka.

Wasiir Diini ayaa uga mahadceliyey Jarmalka taageerada ay mar walba la garab taagan yihiin Soomaaliya, gaar ahaan dhanka Dhismaha Ciidamadda.

"Waxaan ku ammaanayaa Dawladda Jarmalka taageeradeeda ku aadan dhismaha Ciidamadda, kulanka aan la yeelanay Danjire Georg wuxuu Mar kale sii xoojinta doonaa taageerada ay dalkeena la garab taagan yihiin Jamhuuriyadda Federal Ka Jarmalā€¯ayuu yiri Wasiir Diini.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale goob-joog Ka ahaan masuuliyiin Ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Xubno sare oo Ka socday Dawladda Jarmalka.received_739596616181564received_739596829514876received_739596849514874received_739597266181499


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip