Dhageyso:-12 Ka Tirsan Al-shabaab oo lagu Soo Qabtay Howlgal ka dhacay Gobolka GalGaduud.

0
Monday August 08, 2016 - 13:56:41 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-12 Ka Tirsan Al-shabaab oo lagu Soo Qabtay Howlgal ka dhacay Gobolka GalGaduud.

    Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Howlgal ka sameeyay Degaano Hoos Yimaada Degmada Ceel Buur ee Gobolka GalGaduud kusoo Qabtay 12 ka tirsan Maleyshiyada Gumaadka umada Soomaaliyeed ee UGUS.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Howlgal ka sameeyay Degaano Hoos Yimaada Degmada Ceel Buur ee Gobolka GalGaduud kusoo Qabtay 12 ka tirsan Maleyshiyada Gumaadka umada Soomaaliyeed ee UGUS.

Taliyaha qeybta Bariga Gobolka GalGaduud ee Ciidanka Xoogga Dalka Korneel Maxamed Axmed Tareedisho oo la hadlay Idaacada Ciidamada qalabka Sida ayaa sheegay in Howlgalo is daba joog ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee ka wadaan Bariga Gobolka GalGaduud usuurta Gashay in ee La wareegaan Degaano iyo Degmooyin Nabad Diidka Hore ugu sugnayeen



Korneel Maxamed Axmed ayaa Tilmaamay in Howgalka lagu soo qabtay Rag ka tirsan Maleyshiyada Kooxda Al-shabaab oo gaarayo 12 sidoo kale waxa uu sheegay ragaan ay wadteen qoryaha fudud iyo kuwa culus


Taliyaha ayaa digniin u diray dhalinyarada wali ka dhax dagaalamaya Al-shabaab isagoona u sheegay in ee ka faa ideestaan Fursada ee Dowlada u fididay Dhalintaas ee qaldeen Kooxda Waxa uuna Shacabka ugu baaqay in la shaqeyeen Ciidamada Xoogga Dalka

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip