Madaxweyne ku Xigeenka Labaad Jubbaland oo Dhiira galiye Ciidamo Tababar u socdo'''Dhageyso''

0
Monday August 08, 2016 - 13:00:08 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 955
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne ku Xigeenka Labaad Jubbaland oo Dhiira galiye Ciidamo Tababar u socdo'''Dhageyso''

    Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulka jubbaland Mudane C/qaadir Maxamuud luga dheere oo kormeer ku sameeyay Xero Ciidan oo Tababar ugu socday Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Maamulka Jubbaland ayaa dhiira galiyay Ciidamada Tababarka u socda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulka jubbaland Mudane C/qaadir Maxamuud luga dheere oo kormeer ku sameeyay Xero Ciidan oo Tababar ugu socday Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Maamulka Jubbaland ayaa dhiira galiyay Ciidamada Tababarka u socda.

Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulka Jubbaland Markii uu Tagay Xerada Ciidamada Tababarka ugu socdo ayaa waxa uu salaam sharaf ka qaatay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiista waxaana gudaha Xerada kusoo dhaweeyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Daraawiista Maamulka Jubbalad.

C/qaadir Maxamuud luga dheere ayaa sheegay in Ciidanka Tababarka usocdo Marki uu u dhamaado Tababarka ee ka howlgali doonaan Degaanada Maamulka Jubbaland isla Markaana ee Cadowga ka xureedoonaan Deegaanada ee Al-shabaab ku suganyiihiin isagoona sheegay in Jubbaland ee Diyaar u tahay ee qabtaan Ciidamada ee gaarsiidonaan Deeq Mucaawina ah

Madaxweyne ku xigeenka labaad Jubaland ayaa sheegay in Goor dhaw ee Bilaawayaan Mushaaradka ciidamada islamarka Ciidamada laga doonayo in iyagana laga doonayo in ee ka qeyb qataan Difaacida mid nimada umada Soomaaliyeed

Ugu Dambeytii Mudane C/qaadir Maxamuud luga dheere ayaa Ciidamada faray in Cadowga Al-shabaab ee ka saaraan Degaanada Maamulka Jubbaland

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku Xigeenka Labaad ee Maamulka jubbaland ayaa Ciidamada tababarka usocdo Gaarsiiyay Deeq iskugu jirta Xoolo iyo Raashin ah

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip