Maleyshiyaad ka Tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiraan'''Dhageyso'''

0
Sunday August 07, 2016 - 10:00:29 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maleyshiyaad ka Tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiraan'''Dhageyso'''

    Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Midowga Africa Amisom ayaa Xalay Howlgal ka sameeyay Degaano ka tirsan Degmada jalalaqsi kusoo qabtay Rag ka tirsan Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Midowga Africa Amisom ayaa Xalay Howlgal ka sameeyay Degaano ka tirsan Degmada jalalaqsi kusoo qabtay Rag ka tirsan Al-shabaab.

Gudoomiyaha Degmada jalalaqsi ee Gobolka hiraan Maxamed Cabdulle  fiidow oo la hadlay Idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in howlgalkaan ee si wadajir ah u fuliyeen Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Amisom islamarkana ee Gacanta kusoo dhigeen Rag ka Tirsan Al-shabaab oo xiligaasi ku sugnaa guri ku yaala degmada jalalaqsi

Maxamed Cabdulle Fiidow ayaa tilmaamay in Ragaan Xiliga lasoo qabanayay ee wadeen qorshe weerar ah oo xiligaas malegayeen in weerar kusoo qadaan Xarunta degmada balse ee ka war heleen arintaasi

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Raga lasoo qabtay ee tiradooda ee gaareyso 20 oo ka tirsan Al-shabaab iyo Hubkooda

 

 

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip