Reysal Wasaare ku Xigeenka Dalka''Dhawaan waxaa Bilaawanayo Howlgal ka dhan ah Al-shabaab'''Dhageyso

0
Sunday August 07, 2016 - 09:33:36 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1640
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Reysal Wasaare ku Xigeenka Dalka''Dhawaan waxaa Bilaawanayo Howlgal ka dhan ah Al-shabaab'''Dhageyso

    Reysal Wasaare Ku xigeenka Dalka Maxamed Cumar Carte oo ka qeyb ka galay kulan looga hadlayay Cirib tirka Haraadiga Al-shabaab oo ay iskugu Imaadeen Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka iyo Amisom islamarkana lagu dajinayay qorshe cusub oo Howlgal ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Reysal Wasaare Ku xigeenka Dalka Maxamed Cumar Carte oo ka qeyb ka galay kulan looga hadlayay Cirib tirka Haraadiga Al-shabaab oo ay iskugu Imaadeen Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka iyo Amisom islamarkana lagu dajinayay qorshe cusub oo Howlgal ah.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka soomaaliya ee u diyaar san yihiin Howlgal kasta oo Al-shabaab Dalka looga saarayo isla Markaana ee Amisom Dalka ula wareegin lahayeen Markii ee Dalka ka Baxaan

 

Taliyaha Howlgalka Amisom oo Goobta ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in Amisom ee ka qeyb qadan Doonaan Sugida Amniga Goobaha ee ka dhacayaan Doorashooyinka Soomaaliya isagoona sheegay in Hada Taliska Amisom uu wado qorshe cusub oo Dagaal ah oo Al-shabaab looga saraayo Deeganada iyo Gobolada ay kaga sugan yihiin Soomaaliya

 

Reysal Wasaare Ku Xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Amisom ugu Baaqay in ee Bilaawaan Howlgal ka dhan Al-shabaab isla markana dalka Looga saaro Cadowga argigexisada Xirirka la leh Al-shabaab 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip